Magaalada Bosaso oo yeelatay Laba Gole Deegaan

Wadadii Waaciye qaaday ayay Bosaso qaaday oo waxay yeelatay Laba Gole Deegaan.

Waa nasiibdarro xaqiiqdii laga baaqsan karay.

Dhibka,waxaa keenay,waa Xisbiyada heshiinaya ee aan tixgelinayn Xubnaha Golaha Deegaanka ku jira aragtidooda iyo rabitaankooda.

Cabashada ugu weyn waxay ka imaanaysaa Xubnaha Golaha Deegaanka ugu jira Xisbiga KAAH oo diidan sida Xisbigoodu wax umaamulayo.

Dimuqraadiyada,waxaa foolxumaynaya damaca xuduud dhaafka ah ee Madaxweyne Deni oo haba yaratee aan hanbo ogolayn.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading