Magaalada Gaalkacyo oo yeelatay Duq cusub

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo,ayaa Duqa Cusub ee Magaalada Gaalkacyo u doortay Maxamed Cabdirisaaq Daacad.

Duqa cusub,ayaa haatan ahaa Gudoomiyaha Xaafada Yameyska.

Sidoo kala waxa uu ahaa Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dhagacade.

Dadka yaqaan,waxay ku tilmaamaan in uu yahay Nin firfircoon oo aragti fiican.

Gaalkacyo,waxay la’adahay hogaan DH haga oo muujiya waxqabad ilaa iyo hada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading