Magaalooyinka Garoowe iyo Jabuuti oo la mataaneynayo (VIDEO)

Duqa magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Axmed Siciid Muuse, oo Booqasho ku jooga Djibouti ayaa la kulmay Maayarka Caasimadda Djibouti Faduma Cawaale Cismaan.

Kulanka Labada Maayar ayaa looga hadlay sidii la isku dhaafsan lahaa khibradaha Dowladaha Hoose ee Garoowe iyo Jabuuti iyo sidii loo mataaneyn lahaa Labada Caasimadood.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading