Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhamaaday uu noqday mid maalinta uu doono uu furto Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday, marka uusan rabina uu xirto.
“Baarlamaanka waxa uu noqday Aqalka marka uu doono Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo furto, marka uusan rabin xirta” ayuu yiri Mahad Salaad.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.