Mahad Salaad”Doorasho sooma muuqato ee naftiina ha dayacinina‼️

Maalmihii la soo dhaafay Farmaajo wuxuu ka dhex waday Ciidamada isbedelo lagu samaynayo taliyeyaasha hoose Ciidamada Qalabka sida.

Ujeedada isbedelka ayaa ahayd in meesha laga saaro dhamaan Taliyeyaashii ka aragtida duwanaa Farmaajo xiligii Badbaado Qaran.

Farmaajo habeen kasta wuxuu arkaa saraakiil ciidan. Walina lama soo sheegin Xildhibaano uu arkay iyo wax ififaalo doorasho ah oo Villa Soomaaliya ka socda, xili Muqdisho ay ku suganyihiin in ka badan 200 Xildhibaan oo dhawaan la soo doortay.

Waxa sidoo kale la soo werinayaa in ay socdaan qorsheyaal lagu beegsanayo siyaasiinta qaar,iyadoo la adeegsanayo gacmo kale sidii maalmo kahor ka dhacday Afisyoone iyo Beledweyne.

Doorasho sooma muuqato ee naftiina ha dayacinina‼️

Xigasho:-Mahad Salaad.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading