Majaajileystihii caanka ahaa ee Ajakis oo geeryooday

Allah u naxariistee majaajiliistihii caanka ahaa Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) ayaa goordhawayd ku geeriyooday magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Marxuumka ayaa maalmahan ku jiray mid kamid ah Isbitaalada Muqdisho, kaddib markii maalmo kahor uu kusoo booday xanuun.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading