Majirtaa Diyaarad Milatariga Itoobiya leeyahay oo Bosaso ka degtay?

Diyaarad ka qaaday Cargo-ga caadiga ah Bosaso oo Itoobiyan Airlines ah ayay ubadaleen waxay ahayd mid Ciidan.

Saakay waxaan Bosaso imaan Diyaaradii waynayd ee isku qaadi jirtay Xamuulka iyo Dadka caadiga ah.

Sidaa daraadeed waxay soo direen Diyaarad kale oo qaada Cargo-ga,waxayna qaaday Shanta Talaagadood oo Aargoosato ah.

Majirto Diyaarad Milatari oo Bosaso timid Maanta sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha Garoonka Diyaarada Bosaso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading