Maleeshiyadii Fahad Yaasiin oo laga soo daad gureeyay Dhuusamareeb

Maleeshiyadii Fahad Yaasiin ee Dhuusamareeb joogtay oo loo soo daad gureeyay Beledxaawo.

Daad guraynta Maleeshiyada Fahad Yaadiin ,ayaa ka danbaysay kadib jab xoog leh oo kasoo gaaray dagaalkii cuslaa ee ay la galeen Ciidamada Jubaland.

Jubaland,ayaa dhankeeda diyaar garow xoog leh ku jirta soona dhoobtay Ciidamo dheeriya fariisimaheedii Beledxaawo..

Sida aan xogta ku helay 48-saaca ee soo socota waxaa la filan karaa dagaal kale oo xoog leh in uu dhaco.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading