Maleeshiyo Alshabaab ah oo gudaha ugalay Somaliland

67-Maleeshiyada Alshabaab oo ka firxaday gulufka Ciidamada Puntland ee Buuaraha Bari,ayaa galay gudaha Somaliland.

13-ka mid ah Maleeshiyadaas waxaa gacanta ku dhigay Ciidamada Somaliland.

Gacan ku dhigista Xubnahaasi waxay Somaliland usahashay in ay ka hor tagaan Laba Qarax oo la kala dhigay Miiska Saraakiisha ee Saldhiga Bartama Hargaysa iyo Xarunta Gobolka Togdheer.

Sida ilo muhiim ah ii xaqiijiyeen waxaa burburay heshiis horay ujiray oo udhaxeeyay Somaliland iyo Alshabaab kadib cadaadis caalamiya oo Somaliland uga yimid Caalamka,gaar ahaan Dowlada Ingiriiska.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading