Maleeshiyo Alshabaab oo hub fara badan wata oo soo dul dagay Degmada Towfiq Ee G.Mudug

Degmada Towfiiiq ee Gobolka Mudug & Deegaanada hoos yimaada waxaa laga daremaya xiisad colaadeed,kadib markay halkaas soo gaareen Maleeshiyo fara badan oo Alshabaab ah ,kuwaasoo siw eyn u hubaysan.

24 Gaari oo tikniko oo kaso kicitimay deegaanka Bacaadweyne Ee koonfurta Mudug,ayaa soo kor dagay Degmada Towfiq.

Maamulka iyo Saraakiisha amaanka Degmada,ayaa uxaqiijiyay saxaafada warkaas,waxayna sheegeen in ay gaarsiiyeen dowlada Dhexe ee Puntland.

la soco wararkayaga danbe iyo waxii kasoo kordha.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading