Taliska dhexe ee ciidamada Maraykanka ayaa sheegay inay duqayn is-difaacid ah la beegsadeen goob laga soo ganayey gantaal loo diyaariyey in lala beegsado maraakibta maraysa Badda cas.
Taliska Ciidamada Maraykanka,ayaa sheegay in tallaabada ay qaadeen Axaddii ay xaqiijinayso xorriyadda maritanaka ee Badaha.
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxa jiray weerarro xagga Cirka ah oo habeenimadii la soo dhaafay lagu qaaday Xuutiyiinta,waxa jiray duqeymo xagga Cirka ah oo Habeenimadii Jimcaha lagu qaaday 85-Bartilmaameed oo ku yaala Wadamada Suuriya iyo Ciraaq.
JQ. pic.twitter.com/lFUzqhJKSQ
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 4, 2024
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.