Maraykanka oo dib ugu soo celinaya Ciidamadiisa Somaliya

Maraykanku wuxuu kordhinayaa tirada Ciidamadiisa ku sugan Somaliya.

Go’aankan oo uu qaatay Madaxweynaha Maraykanka,ayaa waxaa keenay dalab fara badan oo ka yimid Waaxaha difaaca Dalkiisa.

Wasaaradda Gaashaan dhiga Maraykanka,ayaa lagu wadaa in ay dhawaan cidamo dheeraad ah u dirto dalka Somaliya.

Khatarta kooxda AlShabaab ay korodhay wixii ka danbeeyay markii Ciidamada Maraykanka laga saaray Somaliya maalmihii ugu danbaysay ee Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump uu joogay Aqalka Cad.

Aqalka Sennedka Maraykanka,ayaa taageeray qorshaha Ciidamada cusub Somaliya dib loogu celinayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading