Maraykanka oo dukhayn ka fuliyay Somaliya

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika U.S. Africa Command (AFRICOM) oo kaashanaya Dawlada Federalka Somalia,ayaa waxey si wadajir ah u fuliyeen (1) hal duqeyn oo cirka ah laguna bartilmaameedsanayay xarun ay leeyihiin ururka al-Shabaab oo ku taal agagaarka Saakow, Soomaaliya, Dec. 24.

Sida ay ku sheegeen warsaxaafadeed uu soo saarey Taliska Africom ayaa Qiimeyn ay ku sameeyeen goobta ay duqeeyeen ayaa waxey ku sheegeen in duqeyntu ay waxyeello u geysatay xarunta la beegsadey ayna dhowr dagaalyahan oo al-Shabaab ka tirsana ay goobta carareen.

In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted one (1) airstrike targeting an al-Shabaab compound in the vicinity of Saakow, Somalia, Dec. 24.

The initial assessment concluded the strike damaged the compound and several al-Shabaab fighters fled, thwarting nefarious activity.

U.S. Africa Command (AFRICOM)


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading