Maraykanka oo ka aamusay Codayntii Qaraarka hawlgalka Somaliya

Maraykanku,waa ka aamusay meelmarinta qaraarkan waliba,isagoo ah Shir Gudoonka.

Ka aamusidiisa,waxay ku salaysan tahay dhanka Dhaqaalaha oo waxay ahayd hawlgalkan 75% in Deeq bixiyayaashu bixiyaan kharashkiisa,halka 25% ay ahayd in ay qaataan QM iyo Midowga Afrika lamana helin.

Dhanka qaraarkan kuma qorna Itoobiya in laga reebay hawlgalkan cusub,waxaana lakala ogaan doonaa ilaa Beri.

Warka sheegaya in Itoobiya laga reebay,waa mid ay Suuqa gashatay Vila Xamar.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading