Maanta Garaacis macno leh,ayuu Maraykanku ka fuliyay Lix Goobood oo Miraale ah.
Khasaaraha argagixisada gaaray ee sida hordhaca ah loo helayo,waa….
1.In ku dhawaad Afartamaeeyo soconaya oo argagixisada lagu dilay duqaynta.
2.In la bartilmaameedsaday koox meel God ah ku jirtay.
Khasaaraha oo faahfaahsan hawlgalka Ciidamada,ayaa shaacin doona.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.