Maraykanka oo markale ku baaqay in Doorashada la dadajiyo

Waxaan ugu Baaqaynaa Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Laftagreen, Madaxweyne QoorQoor, Madaxweyne Guudlaawe iyo Madaxweyne Axmed Madoobe in ay ka Fogaadan Dib u dhac kale oo ku yimaada Doorashada,si Dhaqso ahna loo soo Gabangabeeyo Doorasho ku Dhacda Si Siman,loona Dhanyahay, taas oo la isla wada ogalyahay Hanaankeeda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading