Maraykanka oo markale ku celiyay in uu jawaab kulul ka bixinayo weeraradii….

Xoghayaha difaaca ee Maraykanka Lloyd Austin, ayaa Khamiistii sheegay in aanu Maraykanku u dulqaadan doonin, tallaabooyinka noocaas ah. Waa markii ugu horraysay ee xoghayaha difaaca ee Maraykanku uu warbaahinta la hadlo, tan iyo wixii ka dambeeyey markii cusbitaalka la dhigay, bilawgii bishii January.

“Waa inaan ka geysanaa gacan ka kulul tii hore”Ayuu yiri Xoghaye Austin oo ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey, waxa keenay in Maraykanku uu la daaho in uu jawaab adag ka bixiyo weerarada.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading