Maraykanka oo Rooble ku adkeeyay in doorashada wakhtigeeda ku dhacdo

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho,ayaa gu hambalyaysay Ra’isalwasaaraha xaqiijintiisa maanta ee xilka ra’iisul wasaaraha.

“Waxaan ku faraxsanahay in aan u hambalyeeyo Maxamed Xuseen Rooble markii loo xaqiijiyey in uu yahay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.”Ayaa lagu yiri Qoraalka.

Sidoo kale qoraalka ka soo baxay safaaradda Mareykanka waxuu ku sii daray intaas..

“Waxaan maanta isku afgaranay Ra’iisul wasaaraha ahmiyada ay leedahay in waqtigeeda lagu fuliyo heshiiskii doorashada, maamul wanaagga, iyo sii wadida dib u habeynta dhaqaalaha iyo amniga.”.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading