Maraykanka oo si adag ugu digay Dowlada Eretereya

Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika ayaa sheegay in dowlada Maraykanku ay ka warhayso Ciidamada Eritrea ee ka gudbay xuduudka Itoobiya una talaabay dhinaca Gobolka Tigray.

Mike Hammer,ayaa cambaareyay talaabada ay Ciidanka Eritrea ku dhaqaaqeen.

Maraykanku,wuxuu ugu baaqay in la ixtiraamaan madax banaanida Dhuleed ee Itoobiya lagans kana fogaado wax kasta oo sii hurinaya colaada ka aloosan Waqooyiga Itoobiya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading