Dowlada Maraykanka,ayaa ugu hanbalyaysay Shacabka Puntland hirgelinta Dekeda Garacad.
Qoraal kasoo baxay Safaarada Maraykanka ee Muqdisho,ayaa lagu yiri…
“Hambalyo dhamaan shacabka reer Puntland iyo cid kasta oo gacan ka gaysatay furitaanka dekeda Garacad maanta. Midnimo iyo iskaashi, Soomaaliya waxay muujinaysaa sida ay uga go’an tahay horumarinta dhaqaalaha”.
Waa fariin dhiirigelin weyn xanbaarsan oo ka timid Dalka ugu awooda balaaran Dhaqaalaha,Mileteriga iyo Siyaasada Caalamka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.