Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa loogu digay Dowladha ku xadgudbaya xuquuqul iInsaanka iyo xoriyadda hadalka.
“Waa Waajib in dowladaha lagula xisaabtamaa ilaalinta xuquuqul insaanka, mana jiro Dal loo ogolaanayo kutumashada xuquuqul insaanka iyo xuquuqda asaasiga ah iyada oo lagu marmarsiyoonayocudurka COVID-19” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.