Mareykanka oo ugu baaqay Madaxda Somaalida Shir loo dhan yahay

Safaaradda Mareykanka ayaa ku boorisay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu xaqiijiyo shir ay u dhan yihiin Dowlad Gobaleedyada oo si buuxda looga qeyb galo, si loo dhameystiro heshiiska doorashada.

Sidoo kale, Safaaradda Mareykanka ayaa ugu baaqday Madaxda dowlad Goboleedyada in si shuruud la’aan uga qeyb galaan shirka.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading