Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyn culus oo ka dhacday Gobalka Mudug (VIDEO)

Mareykanka ayaa duqeyntii ugu horeysay ka fuliyay gudaha Soomaaliya tan iyo markii uu xilka qabtay madaxweyne Joe Biden.

Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyay meel u dhow magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug maalintii shalay.

Afayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Cindi King ayaa sheegtay in Mareykanku uu taageerayo ciidamada Soomaaliya oo ay weerar ku soo qaadeen dagaalyahanno ka tirsan Al shabaab.

https://youtu.be/5OfXvoEpKz4

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading