Markab sida Qalabka lagu dhisayo Balaarinta Dekeda Boosaaso oo kusoo xirtay Dekedda Bosaso

Markab sida Qalabka lagu dhisayo Balaarinta Dekeda Bosaso,ayaa kusoo xirtay Dekedda magaalada Bosaso.

Dhismaha Wajiga 1-Aad ee Dekeda Bosaso oo dhan 150-Mitir,ayaa bilaabatay,waxuuna soo gabagaboobayaa dhamaadka Sanadkan.

Puntland qiimo weyn ayay uleedahay balaarinta Dekeda Bosaso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading