Markabkii siday qalabka Dekeda Garacad oo dajin lagu bilaabay

Qalabkii lagu dhisi lahaa Dekeda Garacad,ayaa lagu bilaabay dajin.

Markabka ay saarnaayeen qalbakan,ayaa soo gaaray Dekeda Bosaso maalmo ka hor

Dowlada Puntland waxay usamaysay canshuur dhaaf Qalabkan lagu dhisayo Dekeda labaad ee Puntland yeelan doonta hadii rabi idimo.

Garacad oo ay maalgashanayaan ganacsato reer Puntland ah,ayaa ah fursad ganacsi iyo dhaqaale abuur oo ay Puntland heli doonto


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading