Masaajidyada Puntland oo ka dhaga adaygay amarkii Dowlada

Inta badan Masaajidyada Puntland waxay ka dhaga adaygeen amarkii Xukuumada ee ahaa si loo yareeyo khatarta Xanuunka Corona in aan Salaada Jimcaha iyo Jameecooyinka kale layskugu imaan in mudo ah.

Sida muuqatay si cad ayay ubaal mareen Wadaada Masaajidyada hogaamiyaa amarka Xukuumada.

Si gaar ah Masjid Rowda waxuu muujiyay in uusanba aqoonsanayn Dowlada.

Si sharcigu usareeyo loogana hortago jabinta go’aamada Xukuumada Dowladu waa in ay talaabo qaadaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading