Masar Oo si weyn uga carootay kulankii Abiy iyo Xasan

Masar oo daba socota kulankii Turkiga,ayaa Wasiirkeeda Arimaha Dibada,waxa uu lasoo xiriiray Wasiirka Arimaha Dibada DFS.

Masaaridu,waxay ka caroodeen la kulankii Xasan Shiikh ee Abiy.

Sida xoguhu sheegayaan Masaarida in aan lagu wargelin kulankaΒ  Abiy iyo Xasan.

Taleefoonka Masaaridu soo dirtay,waa mid ay kaga rabeen Maamulka XasanΒ  faahfaahin ku saabsan kulankaas.

Xasan,waxaa dilaya heshiisyada aan isqaadanayn ee uu lakala galayo Quwadaha isdiidan.

Masaarida,wax gaar ah oo ka dhan ah Itoobiya ayay isku ogaayeen Xasan kana wada Shaqaynayeen,balse Habeen,ayuu ka Guureeyay,isagoon waxba usheegin.

Haatan Masaaridu,waxay soo jeediyeen in uu qabsoomo kulan Sadex Geesood ah oo deg-deg ah,kaasoo ay ku kulmayaan Somaliya,Masar iyo Eretereya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading