Masuul ka tirsan xaafiiska Khayre oo la qarxiyay

Sida ay dad goobjoogayaal ah xaqiijiyeen gaariga qarxay waxaa la ahaa Agaasime qeybeed ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,kaasoo lagu Magacaabo Cismaan dheere.


Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana ay damiyeen gaariga qarxay oo gubanayay.

Waxii kasoo kordha kalas oco idilNews.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading