Masuul katirsan Somaliland oo lagu dilay magaaladda Laascaanood

Dabley hubeysan ayaa caawaku dilay magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Sool AUN Cabdullaahi Laba-go’le.

Kooxdii dilka geysatay ayaa ka baxsaday goobta dilku ka dhacay, waxaana gaaray Ciidammadda Somaliland oo wada baaritaano. Magaaladda Laascaanood ayaa ah magaalada kali ah ee ay maamusho Somaliland oo ay ka dhacaan dilalka qorsheysan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading