Masuul sare oo SL kala soo goostay Hub iyo Gaadiid door ah

Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sool ee Maamulka Somaliland Daahir Maxamed Axmed,ayaa kala soo Goostay 5-Gaadiidka dagaalka ah Maamulkaas.

Daahir iyo Ciidankiisa,ayaa lagu soo dhaweeyay Sool,waxayna ku biireen Ciidamada difaaca Gobolka ee SSC.

Waa Siyaasigii ugu horeeyay ee maamulkaas qaybta ka ahaa ee kala soo fakada Hub iyo Gaadiid tiradaas gaarsiisan.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading