Masuuliyiinta Maxkamada sare Ee Puntland oo la dhaariyay

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay Munaasabadda dhaarinta masuuliyiinta Maxkamadda sare ee Puntland.

Waxaa la dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dowladda Puntland..

1.Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran).
2.Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare Nuur Ciise.

3.Xubnaha Maxkamadda sare.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading