Maxaa fududeeyay weerarkii Al-Shabaab Ee Saldhigga Mareykanka Manda-Bay

Baaritaano militari ayaa lagu ogaaday hoggaan xumo, tababar aan ku filneyn iyo “dhaqan is hooseysiin ah” oo ka dhex jira ciidamada Mareykanka uu wiiqay dadaalladii lagu doonayey in lagaga hortago weerar ay sanadkii 2020-kii lagu qaaday saldhigga Manda Bay ee ciidamada Mareykanka ee Kenya.

Weerarkaas oo ay fuliyeen maleeshiyo ku sugan Kenya ayaa lagu dilay saddex qof oo Mareykan ah, waxaana sheegtay kooxda Al-Shabaab.

Xogta baaritaanka ayaa waxaa wakaaladda wararka ee AP la wadaagay saraakiisha Mareykanka ee baaritaanka la socda kahor inta aan la sii deyn natiijada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading