Maxaa ka dhiman Madaxtooyada Puntland?

Madaxtooyada Puntland sadexdaa qaybood,ayaa ka maqan.

1.Darbiyada Gudaha Madaxtooyada oo lagu dhajiyo Sawirada taariikhiga ah,kuwa Madaxdii hore,dhulka qurxoon iyo Xeebaha Puntland.

2.Barsad qurxoon oo lagu qabto shirarka jaraa’id.

3.Kaararka aqoonsi oo soo booqashadayaasha Madaxtooyada Qoorta loo galiyo.

Dhisme ahaan aadbay uqurxoon tahay Madaxtooyada Puntland,balse waxaa ka dhiman dhawr qaybood oo la buuxin karo.

Dowladninada Puntland ha xoogaysato.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading