Maxaa ka jira in Baarlamaanka PL kala dirayo Gudiga Doorashada

Gudiga Doorashada,ayaan kala noqonaynaa kalsoonida,waxaa ku hanjabaya dhawr Xildhibaan oo dhabarka laga soo taabtay.

Fadhiga Isniinta ee Xildhibaanadu dib ukulmayaan,ayaa la leeyahay,waxaa dhici doona buuq weyn.

Warkan,waxaa Suuqa gelinaya 20-Qof Dad aan ka badnayn oo Dowlada ku jira taageerayaalna u ah Aaran.

Balse,waxaa xaqiiq ah in Aaranka sii liicayaa ay adeegsan doonaan wax walba oo ay kula dagaalami karaan Dowlada Deni.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading