Maxaa ka jira in Deni lacag Xamar looga keenay??

Lacagta iyo Haweenkaba ma jecla Deni intaan xog ka hayo!!

Labadaas Ragu aadku ujecel yahay intiisa badan,hogaamiyayaal badana fashiliyay Deni aad looguma xanto.

Xayir iyo Bidhaan sheekada ay suuqa soo galiyeen ee ah 6-Milyan,ayaan Deni uwadnay umalayn mahayo in ay wax ka jiraan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading