Maxaa ka socda Somaliya xiligan?

Marka laga saaro Laftagareen oo diiday in uu saxiixo Warqada 4-ta kale waxay si wadajir ah usoo saari doonaan Warmurtiyeed.

Musharaxiinta waxay ufadhiyaan Shir,waxaana kasoo bixi doona Warmurtiyeed.

Farmaajo iyo Mursal way wada joogaan,waxaana laga sugayaa hadal.

Beesha caalamka dadaal aan yarayn ayay samaysay saacadihii udanbeeyay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading