Maxaa kala socotaa Hubka faraha badan Itoobiya kusii qulqulaya?

Itoobiya way Isku Hub urursatay,waxaana todobaad walba soo gala Hub Iyo Raasaas aad u badan korna u Dhaafaya hal Millyan.

Waxaa muuqata in Qowmiyaduhu si gaar-gaar ah udiyaar garoobayaan iskuna hubaynayaan haddii marxalada Dalka isku badasho dagaal sokeeye oo qabiliya ama mid Diiniya.

Dagaaladii sokeeye ee ugu danbeeyay,waxaa lagu gubay 34-Masaajid iyo 4-Kiniisadood.

Ciidamada amaanka Itoobiya waxay dadaal ugu jiraan ka hor tagida Hubkaas faraha badan ee kusoo qulqulaya Dalka,waxaana ugu danbeeyay Booyad ay ka buuxaan Hub iyo Rasaas oo ay gacanta ku dhigeen.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading