Maxaa kaso baxay kulankii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, iyo Wakiillada Beesha Caalamka ayaa Shirka looga hadlay xaalada kalaguurka ah ee dalka ku yeeshay aalada ZOOM.

Shirka ayaa si gaar ah diirada loogu saaray sii wadista wada xaajoodyada DFS iyo Dowlad-goboleedyada ee la xiriira hirgalinta heshiiskii 17-kii September 2020 iyo qodobbadii Guddigii farsamo ee Baydhabo.

Wakiillada Beesha Caalamka ayaa ku bogaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble isfahamkii ka soo baxay shirkii Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharixiinta ee 25-kii Febraayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading