Warkii ugu horeeyay ee kasoo baxa Ra’isalwasaare Rooble kadib ansixinttisii shalay,waxuu noqday mid lagu diirsaday.

In uu fahmo shaqadiisa ugu muhiimsan in ay tahay qabashada doorasho wskhtigeeda ku dhacdaa waxay muujinaysaa Nin soo jeeda in uu yahay RW Rooble.

Sidoo kale waxaa bogaadin mudan in uu haldoorka beeshiisa soo dhawaysto talana waydiiyo.
Somalinimada iyo Wadaniyadu waxay ka bilaabataa Ardaagaaga.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.