Maxaa kasoo baxay baxay Shirkii looga hadlayay Amniga Gobalka Bari ? (VIDEO)

Shir looga hadlayo xoojinta Amniga Gobalka Bari ayaa maanta ka dhacay magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaana ka qeybgalay Guddoomiyaha Gobalka Bari, Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka, Duqa degmadda Boosaaso iyo Saraakiil kamid ah Hay’adaha Amniga Puntland.

Shirka oo ahaa wejigii labaad ee shir noociisa oo kale ah ayaa si weyn looga hadlay sidii laga yeeli lahaa xaaladda ammaanka Gobalka Bari, madaama Boosaaso ay ka mid tahay meelaha lagu qaban doono Doorashada Kuraasta Aqalka Hoose BJFS.

https://youtu.be/bQ–j5ZUYlM

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading