Maxaa kasoo baxay kulankii Guddiga Doorashooyinka heer Jubbaland iyo Wasiiru-dowlaha Xafiiska RW ?

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee Jubbaland ayaa caawa kulan la qaatay wasiiru-dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya.

Guddiga ayaa kulan isbarasho iyo casho sharaf ah u sameeyay wasiir Xasan Ashkir, Waxaana sido kale kulanka goob joog ka ahaan wasiirka madaxtooyada Jubbaland mudane Cabdirashiid Jire Qalinle.

Wasiir Xasan Ashkir ayaa kula dardaarmay guddiga in ay hirgaliyaan doorasho xor iyo xalaal ah oo ay dhammaan muwaadiniintu si wada siman uga wada qeyb qataan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading