Maxaa kasoo baxay kulankii Madasha Badbaado Qaran ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madasha Babdbaado Qaran oo ka furmay Muqdisho, Madasha oo ay ku mideysanyihiin Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS ee Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta iyo Golaha Siyaasiyiinta Somaliland, ayaa u taagan badbaadinta dalka.

Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran , Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa warbaahinta la wadaagay in kulamada Madashu sii socon doonaan inta dalka laga badaadinayo xaaladda uu marayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading