Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Wakiilada Beesha Caalamka, ayaa kulan ku yeeshay Teendhada Afisyooni ee magaaladda Muqdisho.
Kulanka Madaxda Soomaaliyeed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka wada hadlay hirgelinta heshiiskii Doorasho ee la gaaray iyo sidii ay doorkooda uga qaadan lahaayeen gaar ahaan taageerada looga baahanyahay dhinacooda.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.