Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni iyo Boqor Burhaan?

Inkastoo aysan wax cad oo Qodobaysan isku raacin Isimada iyo Madaxweynaha hadana kulan barakaysan buu ahaa.

Inta badan hadalka,waxaa qaatay Madaxweynaha oo la dhagaysanayay.

Kulamo kale,wada shaqayn iyo isfahmad guud,ayaa lagu balamay.

Midnimada iyo horumarka Bulshada Puntland waa umuhiim wada shaqaynta dhaqanka iyo Dowlada.

Dib udhaca hirgelinta Dimuqraadiyada,ayaa sababay in saamaynta dhaqanka ee Arimaha Siyaasadu sii jiro.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading