Maxaa kasoo baxay kulankii Rooble, Qoorqoor, Guudlaawe iyo Musharixiinta ? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Midowga Musharixiinta ayaa kulan saacado badan qaatay caawa ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Dalka iyo go’aanka cusub ee Rooble, QoorQoor iyo Guudlaawe ka qaateen muddo kororsiga Farmaajo.

Sidoo kale, Kulanka ayaa diirada lagu saaray qorshe ka dhanka ah Ra’iisul Wasaare Rooble oo ay wadaan Farmaajo iyo Mursal, kaas oo la doonayo in xilka looga xayuubiyo Rooble.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading