Video:-Maxaa kasoo baxay shirkii Puntland,Koonfur-Galbeed iyo Hir-Shabelle?

War-murtiyeedka ayay soo sasreen Dowladahs Puntland, Koonfur-galbeed iyo Hirshabeelle oo caawa Garoowe shir iskaashi ku yeeshay.

Warmurtiyeedka,ayaa waxaa ka mid ah qodobadiisa,,,

1.Saddexda maamul waxay isku afgarteen, xoojinta Soomaaliya oo federaal ah.

2.Dhameystirka ka shaqeynta arrimaha federaaleynta Soomaaliya.

3.Saddexda Maamul waxay yeelanayaan iskaashi balaadhan.

4.Saddexda maamul waxay iskaashi ka yeelanayaan dhanka amniga iyo isweydaarsiga xogaha amniga.

5.Puntland waxay diyaar u tahay taageerada maamullada Hirshabeelle iyo Koonfur-galbeed.

6.Shirka saddexda maamul waxay taageereen war-murtiyeedkii wasiirrada qorsheynta ee dhawaan Garoowe ka dhacay.

7.Shirku wuxuu taageerayaa war-murtiyeedka wasaaradaha maaliyadda ee maamullada ee ku saabsan qaadacadda sharciga cashuuraha.

Halkan hoose ka akhriso:-

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Oqdeu4JpIWg

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading