Maxaa ku hoos jira iibinta xarunta Baarlamaanka Puntland?

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo koox Xildhibaano ah,ayaa raba in ay Shirkad ka iibshaan xarunta,isla markaana Lacagta waraaqda lagu qorayo ay yaraato mida afgaradkuna badato.

Sida aan xogta ku helay 1.5-Milyan oo dolar,ayaa looga iibinayaa Shirkada xarunta Baarlamaanka,waxaase Warqada is afgaradka lagu qorayaa Nus Milyan (500.000$).

Waxa Dad badani dareensan yihiin oo kacdoonka looga soo horjeedo iibinta xarunta Baarlamaanka keenay waa tuhunkaas soo shaac baxay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading