Maxaa laga fahmi karaa amarka socod siinta doorashada Ee Rooble?

Waxaa laga garan karaa Warqadan in Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, dib u heshiinta, iyo federaalka laga qaaday kaalinta hormuudka ah ee ay ku lahaa hirgelinta doorashada 2021.

Waxaan rajeynayaa in Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka iyo mucaaradka ku go’aan qaadan doonan isbeddelka Maamulka doorashada 2021 ee RW Roble ku dhaqaaqay.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading