Madaxweynaha Dowladda Mudane Saciid Abdullaahi Deni, ayaa manta Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.
Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ahmed Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay..
1.Amniga
2.Horumarinta Garoomada Diyaaradaha, 3.Mushahaarka Shaqaalaha.
4.Dib-u-eegista khidmadda Visaha iyo shaqasiinta Ajaanibta.
Jibriil qoobey



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.