Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Shacabka oo socda ?

Waxaa goor dhow furmay kulanka 26-aad kalfadhiga 5-aad ee golaha shacabka.

Kooramka kulanka ayaa ah 146 xildhibaan, waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ajendaha kulanka ayaa ah saddex qodob.

1. Akhrinta koowaad hindise sharciyeed wadooyinka.

2. Akhrinta koowaad hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadeynta cabirka baabuurta.

3. Sii wadista aqrinta labaad hindise sharciyeedka hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading